Home Wararka Maanta Hay.ada Ceemiska bulshada ee Försäkringskassan oo soo saartay dadka helay lacagta magdhowda..

Hay.ada Ceemiska bulshada ee Försäkringskassan oo soo saartay dadka helay lacagta magdhowda..

0

waxaa wali jira muran ka taagan dhanka lacagta madhowda ay helaan dadka aan lixaadkooda dhameestirneyn ee ku sugan Dalka sweden kuwaasi oo dhoor jeer dood ka taagneyd,

Hay.ada ceemiska bulshada ee Försäkringskassan ayaa soo saartay tiro koob ay ku sameesay dadka helay lacagta magdhow bisha january ee aan soo dhaafnay taasi oo ay ku sheegtay 14 803 oo qof taasi oo micnaheedu yahay in ay yaraatay 80 qof,

qiyaastii halka sano ayay la micna tahay in hoos u dhaceyso 800 boqol oo qof halka labadii sano noqoneyso 1,300. kun oo qof tiro ahaan ma hooseeso tan iyo sanadkii 2006.

Åsa Regnér ayaa sheegeysa in hoos u dhac ku yimid taasi ay tahay sameyn ka timid garsoorayaasha hogaaminaya taasi oo saameyn ku yeelatay hay.ada ceemiska bulshada ee Försäkringskassa.

si weyn ayuu hoos ugu dhacay tan iyo sanadkii 2016 markaasi oo sanduuqa ceemiska bulshada ay bilaabeen in ay adeegsadaan xeerarkii la isticmaali jiray sanadihii 2012 iyo 2015.

qaar kamid ah xisbiyada dalka ayaa dalbanaya in isbadal lagu sameenayo sharcigan oo dhibaato xoogan ka jirto halka ururada dalka ka jira ay arintaasi aad u dhaliileen waxana jirta muran wali ka taagan aritnaasi.

Ugu danbeyn qofka cuuryaanka ee (Handikapp) ayaa loogu tala 1 128.5  halka dadka aan u baahneen caawinaada loogu tala galay 20 saacadood oo kaliya.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here