Fredrik Reinfeldt oo iscasilay

4

Raysal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilayo jakada raysal wasaaraha, isagoo qirtay in doorashada looga adkaaday xisbigiisa. Fredrik Reinfeldt ayaa sidoo kale ku dhawaaqay in uu iska casilayo jakada Gudoomiyaha xisbiga Moderaterna (M) marka la gaaro xiliga guga ee sanadka soo socda.

Fredrik Reinfeldt ayaa mudo 8 sano ah hayay hogaanka wadanka Sweden, isagoo lagu amaanay in uu dhaqaalaha wadanka si fiican maamulay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here