Home Wararka Finland Finland Sharci Cusub oo ka bilaabanayo Dalkaasi dhawaan kaasi oo saamen leh.

Finland Sharci Cusub oo ka bilaabanayo Dalkaasi dhawaan kaasi oo saamen leh.

0

Sharci cusub ayaa ka bilaabanaya Dalka Finland kaasi oo sameyn xoogan ku yeelanaya bulshada.

Sharciga ayaa dhigaya in Booliska Dalka ay farogalin xoogan ku sameenayaan isla markana ogaan karaan xogta Qofka Xanuunsan ee isbitaalka tagaya

Booliska ayaa si qarsoodi ah xogta uga qaadanaya dhaqtarka iyadoo la baarayo hadii qofkaasi uu qabo xanuun maskaxda ah oo keeni kara in uu weerar geesto.

Dhanka kale dhaqaatiirta ayaa laga codsanaa in ay soo gudbiyaan xogta qofka ay u arkaan in uu halis keeni karo.

Sharciga oo diyaarintiisa ay bilaabatay ayaa durba waxaa laga qaatay racfaan sidii loojoojin lahaa.

Somaliska Helsink

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here