Doorashada Sweden & Danaha Soomaalida: Xisbiyada Socialdemokraterna, Moderaterna iyo Miljöpartiet

0

Iyadoo doorashada guud ee Sweden ay naga xigto mudo bil ah ayaan barnaamijkaan ku soo qaadan doonaa taariikhda iyo siyaasada xisbiyada Sweden oo kooban. Waxaan xisbiyada ku qiimeyn doonaa siyaasadooda ku aadan arimaha soo galootiga iyo qaasatan danaha Soomaalida. 

Maanta waxaan idin soo bandhigaynaa videow ay soo diyaariyeen asxaabteena Kalsan TV oo lagu wareystay sadex ka mid ah musharaxiinta Soomaalida ee u kala sharaxan xisbiyada Socialdemokraterna (S), Moderaterna (M) iyo Miljöpartiet (MP). Muuqaalka ayaad ka dheehan doontaan siyaasada iyo waxqabada xisbiyada aan kor ku xusnay iyo danaha ugu jira Soomaalida.

Daawasho wacan:

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here