Home Wararka Maanta Digniin laga soo saaray Dhicista ( Silbashada ) iyo Hawo Baraf wadata...

Digniin laga soo saaray Dhicista ( Silbashada ) iyo Hawo Baraf wadata oo la filayo.

0

Madama uu bilowday Xiliga Finterka ( Vinterka ) ama Qaboobaha ayaa la filayaa in wadanka oo idil ay ka da.aan baraf xoogan.

Barafka kahor ayaa la filayaa in ay dhacaan dabeylo xoogan oo wata Hawo barafeysan kuwaasi oo saameyn xoogan yeelanaya.

Hay.ada dhanka cimilada u qaabilsan dalka Sweden ee SMHI ayaa digniin kasoo saartay Hawada Barafka wadata ee keeni karta in dhulka uu dhalaalo isla markana si fudud ku dhacaan dadka iyagoo filaneenin silbashada.

Goobaha laga soo saaray digniinta Waxaa kamid ah Gobalada Värmland, Örebro, Västmanland and Dalarna.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here