Home Wararka Maanta Digniin laga soo saaray Bariga Norway oo laga Filayo Baraf Xoogan iyo...

Digniin laga soo saaray Bariga Norway oo laga Filayo Baraf Xoogan iyo Koonfurta uu ka bilowday.

0

Sida ay sheegayaan warbaahinta norway Baraf xoogan ayaa laga filayaa Bariga Dalka Norway kaasi oo da.idoona Xoogiisa Maalinta Talaadada.

dadka ku nool bariga Dalka Norway ayaa loogu baaqay in Gawaarida ay uga tagaan guryaha isla markana ay isticmaalaan Tareenada iyo Basaska madama ay jirto halis.

Barafka ayaa goor sii horeysay ka bilowday Koonfurta Dalka Norway isagoo badankiida da.ay isniinta Galabkeeda halka talaadada la filayo.

Sida ay sheegtay madaxa Meteorologist haweeneyda lagu magacaabo Siri Wiberg waxaa la filayaa in barafka uu gaaro ilaa 10 CM.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here