Home Wararka Denmark Denmark oo guud ahaan Joojisay Qaxootiga ay kasoo qaadaneyso Dalalka kale ee...

Denmark oo guud ahaan Joojisay Qaxootiga ay kasoo qaadaneyso Dalalka kale ee Caalamka.

0

iyadoo labada Dal ee Norway iyo Sweden ay soo bandhigeen tirada Qaxootiga ay kasoo qaadanayaan Dalalka Caalamka ayaa dhanka kale waxaa arintaasi ka hadlay Dowlada Denmark.

Denmark ayaa sheegtay in aysan sanadkan wax qaxooti ah kasoo qaadaneynin Dalalka Caalamka taasi oo qorshaha iyo Miisaaniyada Dalka laga saaray.

Dhanka kale Dowlada Denmark ayaa wada qorsho ay dib sharciga uga qaadeyso qaxootiga Dalka ku sugan qaarkood.

lama oga sababta keentay in qaxootiga dalka ku sugan qaarkood laga ceshto sharciga hase yeeshee waaa mid sanadihii u danbeeyay soo kordheesay.

Halkan Riix Xaalada Qaxootiga Denmark ee ugu Danbeesay

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here