Caruurta Soomaalida cusub oo loo sameeyay iskuulo qaas ah
By • April 5, 2013

Ka dib markii la furay mideynta caruurta iyo waalidiinta Soomaaliyeed ee kala maqnaa mudada badan, ayaa waxaa soo baxday in ay jidho baahi ku …
![]() |
![]() |
By • April 5, 2013

Ka dib markii la furay mideynta caruurta iyo waalidiinta Soomaaliyeed ee kala maqnaa mudada badan, ayaa waxaa soo baxday in ay jidho baahi ku …
By • March 21, 2013

Iskuulka lagu magacaabo Jasminskolan oo ku yaala magaalada Norrköping ayaa irdaha laisu dhuftay ka dib markii la sheegay in tayada iskuulka aysan wanaagsanayn. Go’aanka lagu …
By • March 6, 2013

Shirkada Iskashi AB oo sanadkii hore loo aasaasay horumar ganacsiga iyo waxbarashada Soomaalida ku nool Sweden, ayaa xafiis cusub ka furatay magaalada Västerås halkaasoo …
By • February 1, 2013

Dowlada Sweden ayaa ugu dameyntii qiratay in Waxbarashada luuqada Swedishka ee la siiyo dadka soo galootiga ah ay noqotay mid fashil ah isla markaana …
By • January 7, 2013

Hay’ada dowliga ah (CSN) ee bixisa lacaga deynta iyo deeqda isugu jira ee la siiyo ardada ayaa raadraac ku haysa arday badan oo lacag …
By • November 26, 2012

Xafladaha xiritaanka iskuulada ayaa lagu soo roggay shuruud cusub oo ka mamnuucaysa in ay arimaha diimaha soo galiyaan haddii xaflada lagu qabanayo kaniisadaha. Madaxa …
By • November 25, 2012

Tiro Soomaali ah oo ku dhaqan magaalooyinka Borlänge iyo Fagersta ayaa waxaa u socoto waxbarashada duurka taasoo la doonayo in ay mustaqbalka ka shaqeeyaan …
By • October 3, 2012

Haweenka soo galootiga ah ayaa dhibaato weyn ka haysataa barashada luuqada Swedishka. Barnaamij laga siiyaadayay idaacada Sweden qeybta Studio 1 ayaa lagu soo bandhigay …
By • September 27, 2012

Maanta waxaan ka qeyb galay bandhig waxbarasho oo uu soo qabanqaabiyay xaafiiska shaqada (Arbetsförmedlingen) kaasoo lagu qabtay magaalada Uppsala.
Bandhiga oo ahaa mid loogu tala …
By • September 13, 2012

Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay lacag gaaraysa 409 milyan oo karoon ku maal galin doonto kor u qaadista waxbarashada caruurta soo galootiga ah. …
By • August 30, 2012

Beryahaan dambe waxaan ku jiray hawsha abuurida koorso cusub oo teori ah si loogu fududeeyo Soomaalida in ay laysanka (körkort) qaataan. Boggaan cusub oo …
By • August 25, 2012

Magaalada Katrineholm ayaa waxaa ka taagan xaalad aan wagaansageyn ka dib markii magaaladaas laga furay iskuul madax banaan taasi oo keentay in waalidiinta Swedishka …
By • August 2, 2012

Dowlada Sweden ayaa la filayaa in bisha September ee nagu soo aadan ay soo bandhigto qorshe lagu xadidayo mudada dadku ay dhigan karaan koorsada …
By • July 27, 2012

Dowlada Sweden ayaa go’aan ku gaadhay in dib u habeyn lagu sameeyo waxbarashada dadka waaweyn ee loo yaqaan (Komvux) ka dib markii ay soo …
By • May 22, 2012

15 gabdhood oo soo galooti ah waxna ka barta iskuulka lagu magacaabo Bergagymnasiet oo ku yaala magaalada Eslöv ayaa la barayaa sida loo kexeeyo diyaaradaha.
Gabdhahaan oo …
By • April 29, 2012

Dowlada Ciraaq ayaa doonaysa in ay Sweden ka furato iskuulo ku baxaya luuqada carabiga oo ay wax ka bartaan Ciraaqiyiinta ku nool dalkaan.
Safiirka Ciraaq …
By • February 11, 2012

Cilmi baaris uu sameeyay joornaalka WIRE ayaa lagu sheegay in caruurta yar ee da’dooda gaareyso 2 bilood ay awood u leeyihiin in ay fahmaan …
By • January 12, 2012

Hay’ada maamusha iskuulada (Skolverket) ayaa soo saartay go’aan u fasaxaya macalimiinta in ay iskuulka ka mamnuucaan ardada xiran niqaabka wajiga daboolaya ee ay xirtaan …
By • December 16, 2011

Ardada Muslimiinta ah ee dhigata iskuulada Sweden ayaa ka cabanaya in aysan helin cunto xalaal ah oo ay cunaan iyagoo ku qasban in ay …
By • December 13, 2011

Mudo badan ayay cabasho ka muujinayeen soo galootiga waxbarashada aan dhamaadka lahayn ee ay ku jiraan. Hadaba isbuucaan ayaa dooda waxaa ku soo biiray …
By • October 10, 2011

Cawaale Faarax waa nin Soomaaliyeed oo dagan Robertsfors kommun. Wuxuu Cawaale raadiyay 100 ilaa 200 oo shaqo balse markii uu wax shaqo ah waayay …
By • September 22, 2011

Wasiirada waxbarashada iyo sinaanshaha Nyamko Sabuni oo qaabilsan koorsada SFI (Svenska för invandrare) ayaa ku dhawaaqday in ay dooneyso in SFIga lagu wareejiyo shirkadaha oo …
By • September 2, 2011

Lacagta loo yaqaan SFI-bonus ee la siiyo dadka koorsada luuqada ku dhameeya mudo sanad ka yar ayaa aad loo dhaliilay iyadoo la sheegay in …
By • August 10, 2011

Maanta waxaa si rasmi ah dib ugu furmaya iskuulada laga dhigto luuqada Swedishka ee wadanka oo dhan. Soomaalida ayaa waxay ka mid yihiin dadka …
Somaliska.com