Home Wararka Maanta Laga bilaabo Maanta 18 Sano jirka Sweden ku nool Waxa uu qabnsan...

Laga bilaabo Maanta 18 Sano jirka Sweden ku nool Waxa uu qabnsan karaa Balanta Talaalka

0

laga bilaabo maanta oo Arbaco ah kuna beegan14 Luulyo dhammaan Iswiidhishka, ka weyn da’da 18 sano, balan ayay ka sameysan karaan Talaalka.

Uppsala waa degmadii ugu dambeysay ee wadanka 21ka gobal ee ku dhawaaqday inay u furi doonto boos celin dhamaan dadka ka weyn 18 sano.

Tallaalka sidoo kale waxaa la siin doonaa dadka da’doodu u dhaxayso 16 ilaa 18 mustaqbalka, ka dib markii Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ee Sweden ay go’aansatay, dhawaan, in kooxdan lagu daro barnaamijka tallaalka.

 Iswiidhan wali waxay u tartameysaa sidii ay u gaari laheyd bartilmaameedkeeda qaran ee ah in la tallaalo dhammaan dadka waaweyn marka la gaaro bartamaha Sebtember. 

Laga bilaabo Jimcihii la soo dhaafay, 5 milyan iyo 523 kun iyo 876 qof ayaa helay  ugu yaraan hal qiyaas oo  tallaal ah , ama boqolkiiba 66.4 dadka qaangaarka ah, oo ay ku jiraan 3 milyan iyo 562 kun iyo 731 qof oo qaatay 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here