Home Wararka Maanta Somaliska oo soo kordhisay qaab Fudud oo aad ku ogaan karto Waqtiga...

Somaliska oo soo kordhisay qaab Fudud oo aad ku ogaan karto Waqtiga Salaada Sweden.

0

Warbaahinta Somaliska ee sida aadka uga faalaato arimaha Qaxootiga Caalamka gaar ahaan kuwa Scandinavia ayaa soo kordhisay qaab fudud oo kuu sahlaya in aad ogaato waqtiga saalada magaalada aad joogto iyadoo aadan meel dheer u tageenin.

Maxaa Sababey in aan soo kordhino Waqtiga Salaada.

Arimo dhoor ah ayaa keenay in aan soo kordhino lasocodka waqtiga salaada waxaana kamid ah Appiska lagala socdo Salaada oo aan badankooda saxsaneen iyadoo taasi ay keentay in dad badan saalada kala socdaan warqadaha laga soo qaado masaajidka hase yeeshee Somaliska oo soo xiganeysa mid kamid ah Masaajidyada ugu weyn Sweden iyo norway ayaa idin fududeysay in halkan kala socotaan salaada.

Goor dhow waxaan ku soo dareenaa wadamada kale sida Denmark iyo Finland oo dadka ugu badan ee Somaliska ay ku nool yihiin iyo Wadamada kale waxaa kamid ah Canada iyo Mareykanka,

Fadlan sidee u aragtaa.

Riix Halkan kala Soco Waqtiga Saalada Sweden

Riix Halkan kala soco Waqtiga Salaada Norway

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here