Home News in English Norway: 17 May Maalinta Xuriyada iyo Dastuurka Dalka Norway

Norway: 17 May Maalinta Xuriyada iyo Dastuurka Dalka Norway

0
Photo: Vegard Wivestad Grøtt / NTB

maanta oo kale sanad walbo waxaa Dalka Norway laga xusaa Maalinta Dastuurka Dalka iyadoo guud ahaan wadanka la fasaxo.

Maalintan ayaa aad Qiimo ugu leh dalka marka laga soo bilaabo Sanadkii 1814 markaasi oo la sameeyay Dastuurka dalka Eidsvoll ee 1814.

Gudaha Wadanka Norway ayaa Caadi ahaan waxaa la raacaa Tareenada Caruurta iyadoo Sanadkan uu Boqorka Dalka khudbad u jeediyay shacabka qeybihiisa kala duwan kadib 2 sano oo Corona ah.

Waxa uu Shacabka u diray maalintan Qiimaha badan isagoo dhanka kale soo hadal qaaday Qaxootiga dalka soo gaarya ee ka yimid Dalka Ukraine.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here