Doodii baarlamaanka
By • May 4, 2011

Maanta waxaa dood kulul ka dhacday baarlamaanka Sweden iyadoo lagu soo bandhigay
aragtiyo badan oo ku saabsan arimaha socdaalka iyo soo galootiga. Dooda waxaa ka …
![]() |
![]() |
By • May 4, 2011

Maanta waxaa dood kulul ka dhacday baarlamaanka Sweden iyadoo lagu soo bandhigay
aragtiyo badan oo ku saabsan arimaha socdaalka iyo soo galootiga. Dooda waxaa ka …
By • May 3, 2011

War deg deg oo hada na soo gaaray ayaa xaqiijinaya in uu soo baxay ogolaanshihii mudaharaadka ay qorsheynayaan Soomaalida Sweden 4 May ee ka …
By • April 30, 2011

Sida uu qoray wargeyska Dalarnas Tidningar waxaa la filayaa in 600 qof oo Soomaali ah ay yimaadaan magaaalada Borlänge ka dib marka Soomaalida loo …
By • April 28, 2011

Maalintii shalay ayaa waxaa kulan yeeshay xubno ka socda shabakada lagu magacaabo (Nätverket för rätten till familjeåterförening) oo ay ku mideysan yihiin ururo badan …
By • April 28, 2011

Gudi ka socda Laanta Socdaalka Sweden (Migratonsverket) ayaa xerada qaxootiga ee Dhadhaab kula kulmay 349 qof oo Soomaali ah kuwaasoo loo diyaarinayo in la …
By • April 24, 2011

Anders Lindström oo ka tirsan urur u istaagay u doodida xuquuqda waalidiinta iyo caruurta Soomaaliyeed ee kala maqan ayaa mowduuc uu ku qoray bogga …
By • April 20, 2011

Bishii la soo dhaafay ayaa maxkamada Socdaalka waxay go’aan diidmo ah siisay caruur Soomaaliyeed oo waalidkood Sweden ku nool yahay. Go’aanka maxkamada ayaa lagu …
By • April 17, 2011

Waxaa na soo gaaraya warar sheegaya in safaarada Sweden ee ku taala magaalada Addis Ababa ay bilowday qaadista faraha iyo indhaha. Arintaan ayaa waxaa noo …
By • April 16, 2011

Dowlada Sweden ayaa noqoneysa wadankii ugu horeeyay ee gacan u fidiya qaxootiga u badan Soomaalida iyo Eritriyanka ee ku xayiran dhibaatada ka taagan Libya. …
By • April 11, 2011

Midowga Yurub (EU) ayaa isku raacay in dadka magangalyo doonka ah la soo dhaweeyo oo hab wanaagsan loo qaabilo iyadoo loo qabanayo turjumaano ku …
By • April 6, 2011

Sidii aan soo qornay isbuucaan waxaa soo baxaya warbixino muujinaya in maxkamada socdaalka ay bilowday bixinta sharciga degenaanshaha ee kharabaada isdalbanaya. Warbixinadii ugu dambeeyay …
By • April 4, 2011

Waxaan nasiib u yeeshay inaan kulan aan dheerayn laqaato Slamawit Poulos oo safaarada Sweden ka ah NATIONAL PROGRAM OFFICER. Sargaalkaan ayaa wareysi dhowr su’aalood …
By • March 31, 2011

Maxkamada Socdaalka ayaa bilowday in ay bixiso sharciga deganaanshaha oo ay aqbasho codsiga mideynta familada iyadoo safaarada Sweden ay ku leedahay dalka Ethiopia ay …
By • March 30, 2011

Baarlamaanka Sweden ayaa maanta ka dooday Siyaasada Socdaalka ee Dalka iyo heshiiskii ay dhawaan gaareen dowlada iyo Xisbiga Miljöpartiet. Doodaan oo ay codsadeen xisbiga …
By • March 30, 2011

In kabadan 2000 oo soomaali ah ayaa u guurtay wadanka Ingiriiska sanadadii ugu
dambeeyey, Ingiriiskuna wuxuu sii noqonayaa meel Soomaalidu aad u jeceshahay sida uu …
By • March 29, 2011

Booliska Denmark ayaa bilaabay in ay aqoonsi ka dalbadaan dadka ku safraya buundada Öresund ee iksu xirta magaalada Malmö iyo Kobenhegan. Arintaan ayaa qeylo dhaan …
By • March 29, 2011

Sida uu maanta daabacay wargeyska Dagensnyheter waxaa 31 mars gudi baarlamaani ahi baarlamaanka soo hordhigi doonaa qorshe la doonayo in lagu sahlo dhaq-dhaqaaqa dadka …
By • March 25, 2011

Sanadkaan hada socda ee 2011 ayaa Laanta Socdaalka Sweden waxay go’aan ka gaartay 638 qof oo Soomaali iska dhiibtay dalka gudahiisa. Guud ahaan dadkaas …
By • March 21, 2011

Safaarada Sweden ay ku leedahay magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia ayaa ilaa bilowgii sanadkaan joojisay lacagtii fiiga ee laga qaadijiray dadka dalbanaya sharciga …
By • March 18, 2011

Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa gudi xaqiiqo raadin ah u direysa Galbeedka Afrika ayagoo ku tala jirta in ay Libya ka soo qaadaan 200 …
By • March 17, 2011

Doodii baarlamaanka Sweden (Riksdagen) uu ka yeelan lahaa arimaha Socdaalka iyo Magangalyo doonka oo ay ku jirto arimaha Soomaalida ayaa dib loo dhigay. Qorshaha …
By • March 13, 2011

Aabe Soomaaliyeed oo ilmihiisa xaq u leeyahiin dhalashada Sweden maadaama uu asaga Swedish basaboor leeyahay ayaa dhibaato ka haysataa sidii uu ilmihiisa ku keensan …
By • March 10, 2011

Maamulka magaalada Katrineholm ayaa filaya in 270 ilaa 300 oo caruur Soomaaliyeed ay yimaadaan magaalada ka dib markii heshiis ay gaareen dowlada iyo Xisbiga …
By • March 6, 2011

Sweden ayaa ka mid ahayd wadamada ay dadka ugu badan iska dhiibeen Sanadkii la soo dhaafay. Faransiiska, Germalka & Sweden ayaa noqday 3da wadan …
Somaliska.com