Magaca nabiga oo noqday kan ugu caansan caasimada Norway
By • January 26, 2013

Isbuucaan waxaan soo qoray in magaca nabi Mohammad (nnkh) uu ka midyahay 100 magac ee ugu caansan wadanka Sweden kuwaasoo loo bixiyo wiilasha ku …
![]() |
![]() |
By • January 26, 2013

Isbuucaan waxaan soo qoray in magaca nabi Mohammad (nnkh) uu ka midyahay 100 magac ee ugu caansan wadanka Sweden kuwaasoo loo bixiyo wiilasha ku …
By • January 10, 2013

Dowlada Norway ayaa diiday qorshe uu soo bandhigay gudi horay loogu xilsaaray in uu soo baaro qaabkii haweenka Muslimiinta ah ee Xijaabka xirta loogu …
By • July 22, 2012

Maanta waa sanadguuradii kowaad ee ka soo wareegtay markii nin cadaan argagixiso ah uu bombaano ku qarxiyay xafiiska raysal wasaaraha Norway, ka dibna intuu …
By • July 5, 2012

Dowlada Norway ayaa doonaysa in Soomaalida sharciga loo diiday in ay qasab dib ugu celiyaan Soomaaliya qaasatan Muqdisho iyo deegaanada ku dhow. Isbuuci la …
By • May 29, 2012

Isbuucii hore waxaan soo daabacnay warbixin ku saabsanayd nin Soomaali ah oo nin kale oo Afghanistan u dhashay ku dilay Norway, balse arintaas oo …
By • May 23, 2012

Booliska Norway ayaa soo xiray nin Soomaali magangalyo doon ah oo lagu eedeeyay in uu midi ku dilay nin kale oo Afghanistan u dhashay.
Dhacdadaan …
By • April 11, 2012

Ninkii dadka badan ku xasuuqay Norway sanadkii la soo dhaafay ayaa dhaqaatiirtu cadeeyeen in uusan madaxa ka jiranayn sidii markii hore ay dhaqaatiir kale …
By • April 4, 2012

Xero ay ku jiraan magangalyo doonka iska dhiibay Norway oo ku taala magaalada Sunndal ayaa waxaa ka dhacay dagaal balaaran oo dhex maray Soomaali iyo …
By • November 30, 2011

Dhaqaatiir baarta cudurada maskaxda ku dhaca oo maxkamadi u xilsaartay in ay baaraan xalada caafimaad ee Anders Behring Breivik, oo ah ninkii gaystay xasuuqii …
By • November 21, 2011

Arday dhigata dugsi sare oo ku yaala magaalada Oslo ayaa bilaabay mudaharaad ay salaada ku tukanayaan barafka ilaa laga siiyo goob ay ku tukadaan. …
By • November 2, 2011

Dalka Norway ayaa sanadkaan waxaa laba jibaarmay kufsiga loo geysto gabdhaha wadankaas u dhashay iyadoo la sheegay in inta badan ay masuul ka yihiin …
By • October 7, 2011

Dadka ku guuleystay bilada Nabada ee Nobel Peace Prize ayaa maanta lagu dhawaaqay iyadoo dhamaan dadka ku guuleystay ay yihiin haween. Bilada ayaa waxaa …
By • August 9, 2011

Waraysigaan soo socda waxa aan la yeeshay Ubax C/qaadir oo u sharaxan golaha deegaanka magaalada Oslo ee dalka Norway. Doorashada ayaa lasoo afjari doonaa …
By • July 27, 2011

Weerarkii jimcadii ka dhacay Norway waxa uu saameyn weyn ku yeeshay aragtida laga qabo xisbiyada midigta fog ee ka dhisan wadamada Yurub. Qaasatan weerarkaas …
By • July 24, 2011

Weerarradii ka dhacay dalka Nowray ee uu geystay nin ka tirsan dadka taageera
xisbiga midigta fog ee dalka Norway ayaa la sheegay in dadkii ku …
By • July 24, 2011

Ninka xasuuqa ka geystay Norway ayaa la sheegay in uu xubin ka ahaa bog internetka oo ay leeyihiin cunsuriyiinta Sweden halkaasoo uu ku qori …
By • July 23, 2011

Wararka ka imaanaya magaalada Oslo ayaa sheegaya in nin cadaan ah oo lagu magacaabo Anders Behring Breivik sida uu sheegay telefishinka NRK uu …
By • July 22, 2011

War cusub: Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in 87 qof ay ku dhimatay weerarada lala beegsaday Norway, waxaa kale oo la soo bandhigay in …
By • July 20, 2011

Tuugada kaararka bangiyada ayaa soo korortay sida lagu soo bandhigay afti ururin ay sameysay shirkada SIFO. Tuugadaan ayaa la sheegay in ay isticmaalaan nidaam …
By • July 1, 2011

Sheekadaan waa mid naxdin iyo qosol intaba leh, labo nin oo midi isku sheegayo in uu yahay Muslim ka soo jeeda Ciraaq iyo mid …
By • June 20, 2011

Warbixin ay soo saartay Laanta tiro goobta Norway Statistisk sentralbyrå (SSB) ayaa lagu sheegay in Soomaalida wadankaas ku nool ay yihiin kuwa ugu badan bulsho …
By • April 26, 2011

Bulsho kasta oo ku nool qurbaha waa in ay yeelataa dad ula hadla saxaafada oo tusaale u noqda, dadkaas tusaalaha u ah haddii ay …
By • March 10, 2011

Ku dhawaad 100 qoys oo Soomaaliyeed ayaa lagu eedeyay in ay qayaano ku sameeyeen qasnada Cayrta Norway. Dadkaan ayaa lagu eedeeyay in ay been u …
Somaliska.com