Posts by Nolosha

Waa maxay Halloween?

By Jimcale • October 31, 2011

Maanta oo ay taariikhdu tahay 31 Oktobar waxay dad badan oo ku nool wadankaan u dabaaldagaan wax loo yaqaano Halloween. Waxaan filayaa in aad …

“Ha iloobin in aad saacada badasho”

By Jimcale • October 29, 2011

Sida ay la socdaan dadka ku nool Sweden, saacada dalka ayaa la badalaa 2 waqti ayadoo marna lagu daro 1 saac marna laga jaro. Habeenka …

Warbixin: Kalabar haweenka Swedishka oo doonaya in ay guriga joogaan

By Jimcale • October 25, 2011

Afti urur lagu sameeyay haweenka Swedishka ayaa lagu soo bandhigay in ku dhawaad kala bar ay doonayaan in ay guriga joogaan haddii ay awoodi …

Tirada ajaanibta ku nool Sweden

By Jimcale • October 24, 2011

Waa imisa tirada dadka ajaanibta ah ee ku nool Sweden? Waa su’aal dadbadani ay isweydiinayaan balse jawaabteena waxaa laga heli karaa macluumaadka ay ururiso …

Idaacada Sverige qeybta Af-Soomaaliga oo dacwadii laga dhaafay

By Jimcale • October 21, 2011

Sidii aan dhowr isbuuc ka hor soo qornay idaacada Sweden (SR) qeybteeda afka Soomaaliga ayaa la dacweeyay ka dib markii uu wadaad Soomaali ah …

Masaajid baraf laga sameynayo

By Jimcale • October 19, 2011

Maamulka Hoteelka caanka ah ee laga sameeyo barafka ee ku yaala magaalada Jukkasjärvi oo u dhow Kiruna ayaa qorsheynaya in ay dhisaan Masaajid guud ahaan ka …

SJ oo soo bandhigtay tareeno cusub

By Jimcale • October 17, 2011

Shirkada tareenada ee SJ ayaa soo bandhigtay 20 tareen oo cusub kuwaasoo loogu magacdaray X3000 iyaga oo badali doona qaar badan oo ka mid …

Dowlada oo soo bandhigtay sharciyo cusub oo la xiriira qaadashada Laysanka

By Jimcale • October 14, 2011

Dowlada Sweden ayaa soo bandhigtay sharciyo cusub oo la xiriira qaadashada laysanka. Sharciyadaan ayaa waxaa ka mid ah abuuritaanka nuucyo cusub oo laysanka ah, …

Nässjö: goob hilibka xalaasha lagu qalo oo la xiray

By Jimcale • October 6, 2011

Maamulka gobolka (Jönköpings län) ayaa xiray goob lagu qalo hilibka xalaasha oo ku taala magaalada Nässjö ka dib markii la sheegay in xayawaanka la qalo iyaga …

10-ka magaalo ee Sweden ugu faqiirsan iyo kuwa ugu taajirsan

By Jimcale • October 5, 2011

Magaalada Surahammar ee ka tirsan gobolka Västmanland ayaa noqotay kamuunka ugu faqiirsan Sweden iyadoo isku celcelis qofka shacabka ah ee ku nool magaaladaas uu …

“Ha layska ilaasho Swedishka cabsan ee midida la ordaya”

By Jimcale • October 4, 2011

Cilmi baaris ay soo bandhigtay Hay’ada ka hortaga dambiyada (Brottsförebyggande rådet – Brå) ayaa lagu soo bandhigay in dambiyada dhimashada sababa ee ka dhaca Sweden …

Cusbitaalada Sweden oo la dhaliilay

By Jimcale • October 2, 2011

Cusbitaalada Sweden ayaa lagu dhaliilay ciriiri iyo farsamo xumo. Idaacada Sveriges Radio ayaa soo tabisay in cusbitaalada uu ka jiro ciriiri aad u faro …

Soomaali ka cabanaysa shaqada baraatiiga [Video]

By Jimcale • September 25, 2011

Soomaalida ku nool magaalada Fagersta ayaa cabasho weyn ka muujiyay shaqooyinka loo yaqaan praktik ee kamuunka uu u diro dadka. Soomaalida ayaa ka cabanaya …

Sverige Radio qeybta Af-Soomaaliga oo la dacweeyay

By Jimcale • September 17, 2011

Idaacada Sveriges Radio ayaa waxaa lagu dacweeyay booliiska ka dib markii barnaamij ka baxay qeybta afka Soomaaliga uu imaam sheegay in Muslimiintu ay dilaan …

Mid ka mid ah raggii Göteborg lagu xiray oo la siidaayay

By Jimcale • September 15, 2011

Mid ka mid ah afartii nin ee la sheegay in ay xiriir la leeyihiin xarakada Al-shabaab ee lagu eedeeyay in ay maleegayeen weerar argagixiso …

Doodii Soomaalida diinta Kiristaanka faafisay oo sii socota

By Jimcale • September 8, 2011

Sidii aan dhowr isbuuc ka hor soo qornay waxaa dhacday in dad Soomaali  ah ay yimaadeen xaafada Rinkeby halkaasoo ay bilaabeen in ay ka …

Booliska Malmö oo luuqada Carabiga baranaya

By Jimcale • September 5, 2011

45 askari oo ka tirsan ciidanka booliska magaalada Malmo ayaa bilaabay barashada luuqada Carabiga taasoo ay ku doonayaan in ay kor ugu qaadaan isfahanka …

Ragga oo hawsha guriga qabta iyo dumarka oo iska baashaala!

By Jimcale • September 1, 2011

Ok ciwaanka sax ma ahan balse haddii aan u dhaadhaco muhiimada warbixin ay soo bandhigtay Hay’ada afti ururinta ee Sweden (SCB) ayaa lagu sheegay …

Magaalooyin ka faaiiday soo galootiga

By Jimcale • August 26, 2011

Marar badan waxaa la dhahaa soo galootiga faaiido uma leh Sweden oo qarash uunbaa ku baxa balse sida lagu soo qoray wargeyska Dagens Samhälle …

Cunsuriyada ka dhanka ah Muslimiinta iyo Yuhuuda oo siyaaday

By Jimcale • August 24, 2011

Dambiyada naceybka ku saleysan ee looga soo horjeedo dadka Muslimiinta iyo Yuhuuda ah ayaa siyaaday sida lagu soo bandhigay cilmi baaris ay sameysay hay’ada …

Swedishka iyo sida ay u arkaan dhaqamada kala duwan

By Jimcale • August 19, 2011

Cilmi baaris ay sameysay jaamacada Uppsala ayaa lagu soo bandhigay in dadka Swedishka inta badan ay la dhacsanyihiin dhaqamada kala duwan ee bulshada dalkaan …

Tirada warqadaha aan gaarin cidii loo diray oo siyaaday

By Jimcale • August 17, 2011

Tirada warqadaha aan la gaarsiin cidii loo diray ayaa cirka isku shareertay. Sanadkii la soo dhaafay ayaa 382,000 warqadood aan la gaarsiin cidii loo diray …

Soomaali diinta kiristaanka qaadatay oo lagu soo bandhigay Rinkeby

By Jimcale • August 15, 2011

Xaafada Rinkeby ayaa shalay waxaa ka dhacday arin mucjiso ah ka dib markii Soomaali isku sheegeysa in ay yihiin masiixiyiin ay yimaadeen halkaa oo …

Qilaafaadka diimaha oo ku soo kordhaya Sweden

By Jimcale • August 13, 2011

Cilmi baaris ay sameysay xarun Maraykanka laga leeyahay oo lagu magacaabo PEW ayaa soo bandhigay wadamada ay qilaafaadka iyo naceybka ku dhisan diimaha  ku …

Somaliska.com