Nin eygiisa jirdilay oo xabsi lagu xukumay
By • December 22, 2011

Nin 22 sano jir ah oo ku nool Stockholm ayaa lagu xukumay 1 sano iyo bar xabsi ah ka dib markii uu jirdilay eygiisa …
![]() |
![]() |
By • December 22, 2011

Nin 22 sano jir ah oo ku nool Stockholm ayaa lagu xukumay 1 sano iyo bar xabsi ah ka dib markii uu jirdilay eygiisa …
By • December 21, 2011

Baaritaan ay samaysay hay’ada qaabilsan kamuunada iyo gobolada Sweden (Sveriges Kommuner och Landsting – SKL) ayaa lagu soo bandhigay kamuunada Sweden ugu amaanka wanaagsan …
By • December 18, 2011

Isbuucaan waxaan ka doodeynaa xal u helida jaaliyadaha Soomaalida. Arintaan ma ahan markii ugu horeysay ee aan miiska soo saaro ee sanadkii hore ayaan …
By • December 15, 2011

Booliska magaalada Göteborg ayaa lagu cambaareeyay in ay si hubsiimo la’aan ah dad ugu soo xireen shaki argagixiso bishii Oktoobar ee sanadkii hore. Warbixintaan …
By • December 14, 2011

Shalay oo taariikhdu ahayd 13 December ayaa ah maalin ay dadka Swedishka ah u dabaal dagaan waxa loo yaqaan Lucia. Waxaan filayaa in aad …
By • December 11, 2011

Nin sheegtay in uu cuuryaan yahay ayaa lagu eedeeyay in uu Hayada Caymiska bulshada (Försäkringskassan) uu ka qiyaamay lacag gaareysa 14 milyan oo karoon. …
By • December 10, 2011

Dumarkii Muslimiinta oo bilaabay in ay raga la koraan maxkamadaha Sweden si ay uga helaan meherkooda. Arintaan ayaa ku dhacday nin Irani ah oo …
By • December 9, 2011

Dowlada Sweden ayaa soo bandhigtay qorshe ay ku bixi doonto lacag gaareysa 62 milyan oo karoon kaasoo looga hortagayo waxa loogu yeero xagjirnimada. Qorshahaan …
By • December 7, 2011

Dhaqtar mudo dheer ka soo shaqeeyay hospitaal ku yaala magaalada Göteborg ayaa soo saaray cilmi baaris uu ka diyaariyay isfahandarada kala haysata dhaqaatiirta Swedishka …
By • December 7, 2011

Gabadhii ugu horeysay ee Muslimad xijaaban ah ayaa ka mid noqoneysa ciidanka booliska Sweden. Gabadha lagu magacaabo Donna Eljammal oo 26 sano jir ah kana …
By • December 5, 2011

Xaafada caanka ah ee Soomaalidu ku badanyihiin ee lagu magacaabo Rinkeby, Stockholm ayaa markale waxay ku jirtaa warbaahinta Sweden. Rinkeby oo caan ku ah …
By • December 2, 2011

Cilmi baaris ay sameeyeen quburo ka tirsan jaamacada Göteborg ayaa lagu soo bandhigay in dadka cayrta qaata ay ugu badanyihiin soo galootiga. Warbixinta ayaa …
By • November 28, 2011

Suuqa weyn ee Kista Galleria ayaa maanta dhowr saacadood la xiray ka dib markii ragg indhuhu u duuban yihiin ay jabsadeen dukaan ku yaala …
By • November 23, 2011

“Waxaa inoo suurtagashay in aan Masjidkii ugu horeeyey ka furno magaalada Flen ee wadanka Sweden waxaana u mahad celinaynaa dadkii ka qaybqaatay islamarkaana inagu …
By • November 22, 2011

Magaalada Arboga ee gobolka Västmanland ayaa isbuucaan waxaa ka dhacay rabshad ay sameeyeen dadka ku jira kaamka soo galootiga ka dib markii ay ku …
By • November 18, 2011

Gabadha yar ee 9 sano jirka ah oo lagu magacaabo Milla Martin waxay dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ku mashruulsaneyd iibinta macmacaanka si …
By • November 17, 2011
Maalmihii u dambeeyay waxay warbaahinta Sweden soo bandhigeen fadeexado balaaran oo ku saabsan sida loola dhaqmo dadka waayeelka ah ee lagu haayo guryaha xanaaneynta. …
By • November 15, 2011

Tuulooyin badan oo ku yaala wadankaan Sweden ayaa waxaa haysta dhibaato xaga shacabka ah, qaar badan ayaa mudooyinkii u dambeeyay waxaa ka socday hoos …
By • November 8, 2011

Qorshaha masaajid cusub looga dhisayo magaalada Linköping ayaa dardar ku socda iyadoo hada ay bilaabatay doorashada goobtii laga dhisi lahaa masaajidka. 9 boos oo …
By • November 5, 2011

Ciid Wanaagsan ayaan leeyahay dhamaan akhristayaasha sharafta iyo qiimaha leh ee ku qiran boggaan Somaliska.com – Waa xili farxad iyo reyn reyn ay ku …
By • November 4, 2011

Sweden waxay sharci daro ka dhigtay in caruurta gacan loo qaado sanadkii 1979 waqtigaas oo ay aad hoos ugu dhacday waalidiinta ilmahooda gacanta u …
By • November 2, 2011

Nin Muslim ah oo ku nool magaaladaasi Flen ee gobolka Södermanland ayaa go’aansaday in uu dacweeye shirkada SJ ee tareenada ka dib markii booliska …
By • November 1, 2011

Xaafada Seved ee ay ku badanyihiin soo galootiga qaasatan Soomaalida ayaa noqotay goobaha ugu amaanka xun Sweden. Wargeyska Aftonbladet oo booqasho ku tagay wadada …
By • October 31, 2011

Maanta oo ay taariikhdu tahay 31 Oktobar waxay dad badan oo ku nool wadankaan u dabaaldagaan wax loo yaqaano Halloween. Waxaan filayaa in aad …
Somaliska.com