Posts by Nolosha

Stockholm: Nin labo sano ka badan mayd ku ahaa gurigiisa

By Jimcale • May 22, 2013

Stockholm ayaa laga helay nin gurigiisa mayd ku ahaa labo sano. Ninkaan oo ay heleen shaqaalaha guryaha ayaa la sheegay in uu yaalay gurigiisa …

Rabshadaha Husby: In la gubo baabuurta ma xal baa?

By Jimcale • May 21, 2013

Xaafada Husby oo ku taala duleedka Stockolm ayaa maalmihii la soo dhaafay ahayd mid xaaladeeda ay aad u kacsantahay, iyadoo dagaal joogto ah uu …

Magaalooyinka ugu nolosha fiican Sweden

By Jimcale • May 18, 2013

Wargeyska Fokus oo sanadkasta sameeyaa cilmi baaris ku saabsan magaalooyinka ugu nolosha fiican ayaa markale soo bandhigay liiskooda. Magaalada Solna oo ka tirsan Stockholm …

Maxaa ka qaldan dhalinyada Soomaalida ee ku nool Sweden?

By Jimcale • May 15, 2013

Bilihii la soo dhaafay waxaan u badnaa dhinaca Stockholm oo aan u tago arimo shaqo, Stockholm oo ah magaalada ay ku noolyihiin Soomaalida ugu badan …

Koox ciyaarta kubada barafka oo loo dhisayo Somalia

By Jimcale • May 14, 2013

Magaalada Borlänge ayaa waxaa looga dhawaaqay koox ciyaari doonta kubada Bandy oo ku ciyaari doonta magaca wadanka Somalia. Kooxdaan oo uu hogaamiye u noqon …

Gudoomiyaha degmada Fagersta oo Soomaalida u sheegay in ay qaataan masuuliyada reerahooda

By Jimcale • May 8, 2013

Gudoomiyaha degmada Fagersta Stig Henriksson ayaa soo galootiga magaaladiisa ku nool qaasatan Soomaalida u sheegay in ay reerahooda masuul ka noqdaan ka dib cabasho ay …

Maxkamada Yurub oo sheegtay in Soomaalida lagu celin karo Talyaaniga

By Jimcale • May 6, 2013

Maxkamada sare ee xuquuqul insaanka ee Yurub (European court of human rights) ayaa go’aan cusub oo ay soo saartay sheegtay in aysan dhibaato la …

Dad badan oo iska ilaabay canshuur celinta

By Jimcale • May 2, 2013

2-ka bishaan May ayaa u dambaysa maalinta la xareynayo warqadaha canshuuraha. Sida uu qoray wargeyska Aftonbladet dad ka badan 200,000 qof ayaa iska ilaabay …

Nin khaat lagu qabtay oo 8 bilood lagu xukumay [Video]

By Jimcale • April 17, 2013

Nin lagu qabtay in ka badan 100kg oo Khaat ah ayaa maxkamad ku taala gobolka Värmland waxay ku xukuntay 8 bilood oo xabsi ah. …

Sweden: Cunto Halal ku taalo oo doofaar laga helay

By Jimcale • April 11, 2013

Qaar ka mid ah cuntooyinka lagu iibiyo dukaamada Sweden oo ay ku taalo calaamada Halal ayaa laga helay hilibka doofaarka. Baaritaan ay sameeyeen quburo …

Taksiile lagu dilay Stockholm

By Jimcale • April 10, 2013

Xalay saqdii dhexe ayaa magaalada Stockholm waxaa lagu dilay nin Soomaali ah oo taksiile ah.  Ninka la dilay oo 64 sano jir
ah ayaa saqdii …

Stockholm: Kirada guryaha gacanta labaad oo cirka isku shareertay

By Jimcale • April 8, 2013

Kirada guryaha gacanta labaad ee magaalda Stockholm ayaa cirka isku shareertay bilihii la soo dhaafay ka dib markii wax laga badalay sharciyada kireynta guryaha. …

Ha hilmaamin in aad saacada badasho!

By Jimcale • March 30, 2013

Sida ay la socdaan dadka ku nool Sweden, saacada dalka ayaa la badalaa 2 waqti ayadoo marna lagu daro 1 saac marna laga jaro. Habeenka …

Waa maxay Påsk?

By Jimcale • March 29, 2013

Sida aad la socotaan waxaan ku jirnaa fasaxaya Påsk iyadoo dadka Kiristaanka ah ee caalamka ku nool ay ciid u tahay.  Hadaba   waa maxay …

Cunsuriyiinta oo looga hortagay Malmö

By Jimcale • March 24, 2013

Shalay ayaa magaalada Malmö waxaa isugu soo baxay 20 qof oo ka tirsan cunsuriyiin labaxay magaca Swedish Defense League (SDL) kuwaasoo doonayay in ay …

Cunsuriyad maku saameysay?

By Jimcale • March 16, 2013

Isbuucyadii la soo dhaafay waxaa Sweden ka taagnayd dood kulul oo ku saabsan cunsuriyada iyo gooni u sooca lagu sameeyo dadka soo galootiga ah. …

“Soomaalidu iyaga ayaa u baahan in ay isdhexgalaan”

By Jimcale • March 13, 2013

“Somalia waa wadan aan isagu isdhexgalin. Waana sababta ay u dagaalamayaan. Waa sababta ay u jiraan fikrado diimeed oo isqilaafsan. Waxaa loo baahanyahy in Soomaalidu …

Xisbiga Socialka oo doonaya in ay meesha ka saaraan wasiirka Isdhexgalka

By Jimcale • March 11, 2013

Xisbiga ugu weyn Sweden ee lagu magacaabo Socialdemokraterna (S) ayaa doonaya haddii ay dooarashada soo socota ku guuleystaan in ay meesha ka saaraan wasaarada …

Booliska Stockholm oo joojiyay ugaarsiga soo galootiga

By Jimcale • March 9, 2013

Booliska Stockholm ayaa ku dhawaaqay in ay joojinayaan mashruuc ay wadeen bilihii ugu dambeeyay oo ay dadka soo galootiga ah ku waydiinayaan aqoonsigooda si …

Caruurta waalidkood laga qaato oo xaalad adag ku sugan

By Jimcale • March 7, 2013

Caruurta laga qaado waalidkii dhalay ayaa la soo bandhigay in ay la soo daristo xaalado adag. Hay’ada hogaanka bulshada (Socialstyrelsen) ayaa baaritaan cusub ku …

Gabar xijaabka dartiis shaqo loogu diiday oo dacweysay shirkadii

By Jimcale • March 5, 2013

Gabar Muslimad ah oo lagu magacaabo Merdieh Alrobeyi ayaa shaqo ka dalbatay hoteelka lagu magacaabo Ronneby Brunn oo ku yaala degmada Ronneby. Ka dib markii wareysiga …

Ninkii isku qarxiyay Stockholm oo lacag badan ka qaatay CSN

By Jimcale • February 20, 2013

Baaritaan uu sameeyay wargeyska Dagens Nyheter ayaa isbuucaan lagu soo bandhigay in ninka lagu magacaabo Taimour Abdulwahab oo bishii December 2010 isku qarxiyay bartamaha Stockholm uu …

Galmada badan oo la sheegay in ay caafimaadka u fiicantahay

By Jimcale • February 16, 2013

Cilmi baaris cusub oo uu sameeyay machad Mareykan ah ayaa lagu soo bandhigay in galmada badan ay u fiicantahay caafimaadka, qaasatan difaaca cudurada wadanhaha. …

Waa maxay Valentine’s Day? Maalinta Jaceylka?

By Jimcale • February 14, 2013

14-kii bishaan Februari waa maalinta loogu yareeyo Valentine’s Day ama Maalinta Jaceylka aduunka. Hadaba waxaan eegayaa taariikhda iyo asalka maalintaan.
Maalinta Valentine’s Day oo aduunka si …

Somaliska.com