Posts by Bulshada

Wasiirka is dhexgalka oo Borlänge booqday iyo soomaalida oo soodhaweyntiisa ka qaybqaadatay

By Saciid Cabdi Cusmaan • December 11, 2012

Wasiirka isdhexgalka Sweden, Erik Ullenhag ayaa booqasho ku tagay magaalada Borlänge si uu u ogaado xaalada dadka soogalootiga ah ku suganyihiin waxaana wasiirka iyo xubnihii …

Koox kubadda cagta ciyaartah oo soomaali ah kana dhisan Göteborg oo 8 ka mid ah xukun ku dhacay

By Saciid Cabdi Cusmaan • December 9, 2012

Sida uu jimcadii qoray website magaciisa la yiraahdo realisten,waxaa xukun iskugu jirah xarig iyo adeeg bulsho lagu xukumay 8 ka mid ah koox kubada …

Xarun caafimaad oo lagu dhaqan celiyo dadka qaadku dilooday oo laga furay xaafada Kista ee waqooyiga Stockholm

By Saciid Cabdi Cusmaan • December 8, 2012

Dalkaan Sweden oo qaadka looga aqoonsanyahay daroogo sharci daro ah ayaa markii koowaad waxaa laga furay xarun lagu dhaqan toosiyo dadka sida ba’an qaadka …

Maalinta 1-da Juli oo si weyn looga xusay Sweden

By Jimcale • July 1, 2012

Soomaalida ku nool magaalooyinka Sweden ayaa xaflado balaaran iyo damaashaadyo u qabtay soo dhaweynta maalinta xoriyada iyo midnimada Soomaalia. Waxaa iska soo daba dhacaya …

Warbixin: Waa maxay Midsommar?

By Jimcale • June 22, 2012

Ciida midsommar waa mid si weyn looga maamuuso dalkaan Sweden oo ku beegan 23 bishaan Juun oo ku aadan sabtida. Soomaalida qaar ayaa ka …

Gabdhaha Soomaalida iyo ragga ajaanibta?

By Jimcale • June 3, 2012

Gabdhaha Soomaalida ah maxay ku arkeen ragga ajaanibta ah? waa qodobkeena dooda ee maanta. Waxaan baaritaan ku sameeyay goobo ay ku kulmaan dhalinyarada Swedishka …

Gabadh soo galooti ah oo Sweden guul u soo hoysay

By Jimcale • May 27, 2012

Sweden ayaa ku guuleysatay tartanka heesaha ugu caansan Yurub ee lagu magacaabo Eurovision iyadoo ay guusha soo howsay gabadh soo galooti ah iyo nin …

7 arimood oo raggu doonayaan balse aysan dumarka u sheegin

By Jimcale • May 12, 2012

Waxaa jira waxyaabo badan oo raggu aysan u sheegin xaaskooda balse ay si ba’an u doonayaan. Dumarka ilaahay awood uma siin in ay akhriyaan …

Haweeney saaxiibkeed dhamaan ilkaha ka saartay

By Jimcale • May 1, 2012

Dalka Poland waxaa ka dhacday sheeko cajiib ah. Haweeney dentist ah ayaa saaxiibkeed oo ay kala tageen waxay ka saartay dhamaan ilkaha.
Haweeneydaan oo da’doodu …

Maanta waa sanad guurada 2-aad ee Somaliska.com

By Jimcale • April 22, 2012

Maanta waa sanad guurada labaad ee Somaliska.com – 22 April 2010 ayay ahayd markii aan aniga oo fadhiya jikada guri aan marti ku ahaa …

Quraanka aduunka ugu yar [Sawiro]

By Jimcale • April 8, 2012

Sawiradaan waa Quraanka aduunka ugu yar oo lagu sheegay cabarkiisa in uu yahay 2.4cm. Kitaabkaan ayaa waxaa haysta nin u dhashay dalka Lubnaan oo …

Waa maxay Påsk?

By Jimcale • April 6, 2012

Sida aad la socotaan waxaan ku jirnaa fasaxaya Påsk iyadoo dadka Kiristaanka ah ee caalamka ku nool ay ciid u tahay. Hadaba waa maxay …

Safarkaygii Islaamka: Talooyin ku saabsan sida diinta lagu gaarsiin karo dadka aan la noolnahay

By Jimcale • March 31, 2012

Sabti kasta waxaan qaadan jirnay mowduucyadii aan ugu magacdarnay Safarkaygii Islaamka ee aan ku soo qaadan jirnay qisada Muslimiinta cusub iyo wadadii ay diinta …

Safarkaygii Islaamka: Tayyibah Taylor waxay nabadgalyo ka heshay Islaamka [Video]

By Jimcale • March 24, 2012

Waa markale iyo khisooyinkii xiisaha badnaa ee ku saabsan Muslimiinta cusub ee diinta Islaamka qaatay. gabadha lagu magacaabo Tayyibah Taylor waxay ka mid ahayd …

Safarkaygii Islaamka: Ron Mastro waxaa wadada u furay buug yar [Video]

By Jimcale • March 17, 2012

Waa markale iyo khisooyinkii xiisaha badnaa ee ku saabsan Muslimiinta cusub ee diinta Islaamka qaatay. Ron Mastro waxa uu ku dhashay dalka Maraykanka balse waxa uu …

Safarkaygii Islaamka: Kate waa gabadh Swedish ah [Video]

By Jimcale • March 10, 2012

Waa markale iyo khisooyinkii xiisaha badnaa ee ku saabsan Muslimiinta cusub ee diinta Islaamka qaatay. Gabadha lagu magacaabo Kate waxay ku nooshahay magaalada Varberg ee …

Bikrada la iibsato iyo waxtarkeeda

By Jimcale • March 3, 2012

Dhaqaatiir u dashay dalkaasi Holland ayaa baaritaan ku sameeyay bikrada lagu sameeyo qaliinka oo sanadihii la soo dhaafay dumar badan oo ka soo jeeda …

Safarkaygii Islaamka: Diana waxaa diinta ku soo jiiday dabeecada wanaagsan ee Muslimiinta

By Jimcale • March 3, 2012

Waa markale iyo khisooyinkii xiisaha badnaa ee ku saabsan Muslimiinta cusub ee diinta Islaamka qaatay. Gabadha lagu magacaabo Diana Beatty  waxay la colowday reerkeeda si …

Safarkaygii Islaamka: Heesaaga caanka ah ee Yusuf Islam

By Jimcale • February 25, 2012

Waa markale iyo khisooyinkii xiisaha badnaa ee ku saabsan Muslimiinta cusub ee diinta Islaamka qaatay. Ninka lagu magacaabo Cat Stevens  waxaa uu ahaa heesaa …

Safarkaygii Islaamka: Bruce waxa uu ahaa Kiristaan aan qanacsanayn

By Jimcale • February 18, 2012

Maanta waxaan qaadaneynaa qisadii ugu horeysay ee ku saabsan Muslimiinta cusub ee diinta Islaamka qaatay. Ninka lagu magacaabo Bruce Paterson waxaa uu ahaa nin Kiristaan …

Safarkaygii Islaamka: Barnaamij taxane ah

By Jimcale • February 17, 2012

Diinta Islaamku waa diinta ugu kobaca badan aduunka iyadoo kumaan qof ay sanadkasta soo galaan. Qaar badan oo ka mid ah dadkaas ayaa soo …

Facebook oo lagu tilmaamay balwad

By Jimcale • February 10, 2012

Cilmi baaris ay sameysay jaamacada Chicago University ayaa lagu soo bandhigay in isticmaalka Facebook uu la midyahay ama ka daranyahay balwada sigaarka iyo qamriga.
Cilmi baarista …

UK: Maxaabiista oo qaadanaya diinta Islaamka

By Jimcale • February 6, 2012

Warbixin uu qoray wargeyska Daily Mail ayaa lagu soo bandhigay in dhalinyaro badan oo ku jirta maxaabiista UK ay qaadanayaan diinta Islaamka.
Xabsiga ugu weyn …

30kii maalmood ee aan xaaskayga xambaaray – Qaybta 5

By Jimcale • January 21, 2012

Maanta waxaan qaadaneynaa qeybtii ugu dambveysay ee sheekadii xiisaha badneyn“30kiimaalmood ee aan xaaskayga xambaaray” Qeybtii hore waxaad ka akhrisan kartaa halkaan. Osman ayaa sheekadii meeshii aan …

Somaliska.com