“Luuqada shuruud ha looga dhigo qaadashada baasaboorka”
By • June 12, 2012

Xisbiga ka tirsan xulufada dowlada Sweden ee lagu magacaabo Folkpartiet ayaa soo bandhigay qorshe wax looga badalayo nidaamka isdhexgalka wadanka oo ay ugu muhiimsantahay …
![]() |
![]() |
By • June 12, 2012

Xisbiga ka tirsan xulufada dowlada Sweden ee lagu magacaabo Folkpartiet ayaa soo bandhigay qorshe wax looga badalayo nidaamka isdhexgalka wadanka oo ay ugu muhiimsantahay …
By • October 10, 2011

Cawaale Faarax waa nin Soomaaliyeed oo dagan Robertsfors kommun. Wuxuu Cawaale raadiyay 100 ilaa 200 oo shaqo balse markii uu wax shaqo ah waayay …
By • September 22, 2011

Wasiirada waxbarashada iyo sinaanshaha Nyamko Sabuni oo qaabilsan koorsada SFI (Svenska för invandrare) ayaa ku dhawaaqday in ay dooneyso in SFIga lagu wareejiyo shirkadaha oo …
By • September 2, 2011

Lacagta loo yaqaan SFI-bonus ee la siiyo dadka koorsada luuqada ku dhameeya mudo sanad ka yar ayaa aad loo dhaliilay iyadoo la sheegay in …
By • June 30, 2011

Tirada ardada dhigata koorsada luuqada Swedishka ee loogu talagalay soo galootiga (Svenska för invandrare) ayaa kor u kacday sanadkii la soo dhaafay sida ay …
By • April 20, 2011

Soomaalida ku nool magaalada Gnosjö ee ku dhow Jönköping ayaa ku eedeeyay xisbiga cunsuriga ah ee Sverige Demokraterna in ay been ka faafiyeen Soomaalida. …
By • March 12, 2011

Koorsada luuqada Swedishka ee SFI (Svenska För Invandrare) waa mid qasab ku ah dhamaan soo galootiga cusub ayadoo qofba waqti ku qaadata soo afjarideeda. …
By • March 10, 2011

Cilmi baaris cusub oo ay amartay dowlada Sweden ayaa lagu soo bandhigay talooyin dhowr ah oo ku wajahan isbedelo lagu sameeyo koorsada SFIga ee …
By • March 8, 2011

War cusub: Maamulka sare ee shirka Keolis ayaa ka laabtay go’aanka.
Darawalada basaska magaalada Jönköping ayaa laga bilaaba xagaaga lagu amray in ay ku hadlaan …
By • February 22, 2011

Kamuuno badan ayaa ka cabanaya in ay la’yihiin macalimiin bari karta luuqada Soomaaliga. Magaalada Trollhättan ayaa ka mid ah goobaha ay ka taagan tahay …
By • February 8, 2011

Qaamuuska caanka ah ee isku turjuma luuqada Swedishka iyo Soomaaliga ee Lexin ayaa u muuqda in kuu jiro qalad. Markaad raadiso erayga Somaliska ayuu ku …
By • February 5, 2011

Mid ka mid ah golaha kamuunka Eslöv oo u matala xisbiga cunsiriga Sverige Demokraterna (SD) ayaa loo diray in uu soo barto luuqado Swedishka ka …
By • June 2, 2010

Sida aan ognahay caruur badan oo soomaliyeed ayaan awoodi karin in ay ku hadlaan luuqadoodii hooyo, ayagoo aad ugu dhawaada luuqada Iswiidhishka, waloow ay …
By • May 20, 2010

Baarlaamaanka Sweden ayaa go’aaminaya in Ardada dhamaysata koorsada luqada Iswiidhish-ka (SFI) ee loogu tala galay ardada soo galootiga la siin doono abaal marin lacageed. …
By • May 8, 2010

Xaqiiqada ah in dadka Iswiidhishka ay ku hadlaan ingiriis aad u fiican waabarako waana dhibaato. Way fiicantahay haddii aad ku cusub tahay Stockholm ee …
Somaliska.com