Home Wararka Maanta Booliska oo digniin kasoo saaray wadista gawaarida Goobo badan oo Dalka.

Booliska oo digniin kasoo saaray wadista gawaarida Goobo badan oo Dalka.

0

Saddex dhaawac ah ayaa ka dhacay jidka weyn ee 40 waxana taasi sabab u ah wadada oo leh baraf iyo dhalal badan.

“Darawalku waa mid fudud dhaawiciisa, waxaana loo qaaday isbitaalka,” ayuu yiri Marcus Johansson oo ka tirsan bilayska.

Intaa waxaa dheer, laba baabuur oo kale ayaa ka dhacay wadada. Mid ka mid ah waa wadada Gullered tasi oo ku dhow Nabbamotet.

“Ma jiraan dhaawacyo shakhsi ah, laakiin waxay muujineysaa inay tahay mid laga cabsado,” ayuu yiri Marcus Johansson.

Inta lagu gudajiro howlaha samatabbixinta, wadooyinka ayaa la xiraa waxana xiligan bata shilalka wadanka madama uu bilowday baraf xoogan.

Somaliska Stockholm

Xigasho/ Radiosverige

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here