Home Wararka Maanta Booliska Faransiiska oo toogtay ninkii weerarka ka geestay Suuqa Kirismiska ee Strasbourg.

Booliska Faransiiska oo toogtay ninkii weerarka ka geestay Suuqa Kirismiska ee Strasbourg.

0

Talaadadii, nin hubeysan ayaa saddex qof ku dilay magaalada Strasbourg ee dalka Faransiiska. isagoo dhaawacay dhoor kale. weerarka ayaa ka dhacay meel u dhow suuqa caanka ah ee Christmas.

Bilaysku ayaa shaaca ka qaaday inay tahay dembi argagixiso. Kooxda argagixisada Islaamiga ah,ee IS, ayaa sheegatay masuuliyada weerarka.

Nin 29 jir ah ayaa si degdeg ah loogu tuhunsan yahay dembiga. booliska dalka faransa ayaa raadinayay isaga.

Khamiistii waxaa laga helay meel u dhow Strasbourg. Booliska ayaa sheegaya in ninka uu bilaabay dagaal. lakin booliska ayaa toogasho ku dialy.

Suuqa Christmas ee dhibaatada ka dhacday ayaa horay loo xiray, laakiin hadda ayaa dib loo furayaa suuqaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here