Home Wararka Sweden Ramadaan Kariim Dhamaan Akhristayaasha ku xiran Somaliska.com

Ramadaan Kariim Dhamaan Akhristayaasha ku xiran Somaliska.com

0

Dhamaan bulshada somaliyed ee ku xiran Warbaahinta Somaliska ayaan ugu hambalyeeneenaa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Guud ahaan akhristayaasha Somaliska waxaan ugu mahadcelineenaa la socodka wararka Somaliska kuwooda Qaxootiga iyo Wararka caadiga.

Inta lagu guda jira bisha Ramadaan waxaa sii wadidoonaa wararkeena iyo sidoo kale Barnaamijyo ku saabsan Bisha Ramadaan.

dhanka kale iyadoo lagu jiro xili adag waxaa naga go’an tabinta xaalada ugu danbeesay ee ka jira Wadamada scandinavian ee dhanka corona iyo arimaha Qaxootiga.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here