Home Wararka Maanta Afayeenka Barlamaanka Sweden oo Sheegay in Stefan Löfven la horgeenayo Barlamaanka.

Afayeenka Barlamaanka Sweden oo Sheegay in Stefan Löfven la horgeenayo Barlamaanka.

0

Afayeenka barlamaanka dalka Sweden Andreas Norlén oo shir jaraa.id qabtay maanta ayaa cadeeyay in Stefan Löfven loogu codeendoono Barlamaanka dhexdiisa.

Codeynta ayaa dhaceysa 5 Bisha December lakin kahor oo ku beegan 3 December waxaa barlamaanka loo bandhigidoonaa Codeyntaasi dhaceysa.

Afayeenka ayaa sheegay in loo baahanyahay sidii loo dar dar galin lahaa howshaha Dowlada iyo Cida noqoneysa Raisal Wasaaraha Dalka Sweden.

ku dhawaad 4 Codeen ayaa la ogolyahay in Barlamaanka la hordhigo ka hor inta aan doorasho cusub loo dareerin Waxana Hartay 3 Codeen madama Codeentii ugu horeesay loo qaaday Ulf Kristersson oo helay diidmada Barlamaanka.

Sida ay qortay Wakaalada Wararka TT Xisbiga Moderateka ayaa hoos u dhigay in doorasho cusub dib loogu laabto madama xisbigiisa uusan ku tala jirin.

Xigasho Sverige radio

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here