Home Wararka Maanta Afayeenka Barlamaanka oo Shir jaraa.id ku sheegay in Jimcaha loo Codeenayo Stefan...

Afayeenka Barlamaanka oo Shir jaraa.id ku sheegay in Jimcaha loo Codeenayo Stefan Löfven.

0

Gudoomiyaha Barlamaanka Andreas Norlén ayaa shir jaraa.id ku sheegay in marka la gaaro waqtiga loo codeynayo ra’iisal wasaaraha soo socda. Ay noqon doonto maalinta Jimcaha.

Barlamaanka ayaa markaas u cod bixinaysa haa ama maya Stefan Löfven oo ka tirsan xisbiga Sooshal dimuqraadiga isagoo noqon kara raisal wasaare Sweden.

Löfven qudhiisa ayaa sheegay in uu rabo in uu hoggaamiyo xukuumad
si wadajir ah Sida uu sameeyay afartii sano ee la soo dhaafay.

Waxyaabaha kale ee dheeraadka

Xisbiga Dhexe ayaa sheegay in ay ucodeyn doonaan maya. Löfven ayaa taageero ka heesta xisbigiisa, iyo Xisbiyada kala ah bay’ada iyo xisbiga bidixda. Codadkasi kuma filna inay ku guuleystaan ​​codka.

Jimcaha ka dib waxaa jira laba fursadood oo lagu helayo dowlad cusub. Haddii Barlamaanka aysan codeyn labada jeer , waxaa dhaceysa
doorasho cusub .

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here