Home News in English Bixinta Basaboorada Cusub oo la joojinayo dhamaadka Bisha November.

Bixinta Basaboorada Cusub oo la joojinayo dhamaadka Bisha November.

0

Sida uu daabacay Websiteka qeybta Radiyaha ee Dowlada Waxaa guud ahaan la joojindoonaa Bixinta Basaboorada Cusub iyo ID Carka kuwaasi oo la helidoonin dhamaadka bisha November.

Booliska Dalka ayaa Doonaya in uu Cusbooneysiiyo Habkooda ama Qalabkooda Basaboorka waxana ay qaadandoontaa Mudo Sadax Maalin ah.

Guud ahaan waxaa la damindoonaa Sastamka ama Qalabka laga bilaabo Maalinta Jimcaha oo ku beegan 30 November.

Dadka aadaya Dibada ayaa lagu wargalinayaa in ay soo saartaan Basaboorkooda waqti feecan si aysan saameyn ugu yeelan arinkaasi.

Halkan Riix ka Akhriso Warbixinta oo Swedhish ah

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here