Home Wararka Maanta Labo Qof oo lagu toogtay Xaafada Hallonbergen ee ka tirsan Degmada Sundbyberg.

Labo Qof oo lagu toogtay Xaafada Hallonbergen ee ka tirsan Degmada Sundbyberg.

0

ku dhawaad labo qof ayaa lagu toogtay Hallonbergen oo ka tirsan Degmada Sundbyberg fiidnimadii Caawa.

sida warbaahinta sheegtay toogashada kadib waxaa goobta ka baxay mooto taasi oo la aaminsanyahay in ay falkaasi ka danbeesay.

saacada marka ay aheyd 17.45 PM fiidnimo goobjoogayaal ku sugnaa goobta isla markana maqlay rasaasta ayaa booliska ku wargaliyay weerarka dhacay.

Sida lagu qoray websiteka Booliska labo qof ayaa goobta laga qaaday mid kamid ah ayaana dhaawac halis ah soo gaaray.

goobta falka ka dhacay ayaa la xiray mana jirto qof loo qabtay weerarka ka dhacay xaafada Hallonbergen.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here