Home Wararka Maanta Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf oo diidmo kala hortimid codeenta Bari ee...

Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf oo diidmo kala hortimid codeenta Bari ee Ulf Kristersson.

0

Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf ayaa maanta ka dhawaajisay in Xisbigeeda uu kasoo horjeedo codeenta bari ee Ulf Kristersson taasi oo ka dhaceysa Xaruunta Barlamaanka.

Iyadoo Saaka la hadleysay Radio P1 ayay sheegtay in sweden wajaheyso Doorasho taariikhi ah hadii Xisbiga SD uu ku lugyeesho doolada Sweden.

Go.anka Annie ayaa dhabar jab ku noqonaya Codeenta barito ka dhaceysa Xaruunta Barlamaanka Madama Xisbiga Leberalka uu horay u shaaciyay diidmo lamid ah mida C.

Dhanka kale Ulf ayaa dhankiisa ka hadlay goor dhow Hadalka Annie isagoo ku tilmaamay culees soo wajahay Alliansen.

Wixii ku kordha lasoco

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here