Home Wararka Maanta Aas Aasaha Filimka (Spider man) Stan Lee oo geeriyooday goor dhow isagoo...

Aas Aasaha Filimka (Spider man) Stan Lee oo geeriyooday goor dhow isagoo jira.

0

Aas Aasaha Filimka caanka noqday Spider man iyo filimaan kale Stan Lee ayaa geeriyooday isagoo jira 95 sano.

Sida lagu qoray Websiteka TMZ aroornimadii isniinta ayaa lagu qaaday Ambalaas deg deg ah markaasi oo la dhigay isbitaalka lakin waxyar kadib ayuu halkaasi ku geeriyooday sida ay sheegtay gabadhiisa.

Stan Lee ayaa aas aasay Shirkada sameesa Filimaanta ee Marvel Comics sanadkii 1961 isagoo kaashanaya Jack Kirby.

Filimaanta ay soo saartay shirkada waxaa kamid ah the Spider Man, the Hulk, the X Men, the Iron Man iyo the Daredevil kuwaasi oo dunida laga xiiseeyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here