Home News in English Xafiiska Shaqada Sweden ee Arbetsförmedlingen oo lagu dhaleeceeyay Shaqo siinta Dadka ku...

Xafiiska Shaqada Sweden ee Arbetsförmedlingen oo lagu dhaleeceeyay Shaqo siinta Dadka ku Cusub Dalka,

0

Dhawaan Xafiiska Shaqada Dalka Sweden ee Arbetsförmedlingen ayaa soo saaray Warbixin ee ku sheegay in Dadka ku cusub Dalka ay heleen Shaqooyin iyo Waxbarasho iyagoo la caawinayo.

Arintaasi ayaa keentay in dhaleeceen xoogan loo jeediyo Xafiiska Shaqada taasi oo kaga imaaneysa goobaha doodaha lagu qabto.

Arimaha sida aadka loogu dhaleeceeyay Xafiiska Shaqada waxaa kamid in shaqo la siiyay dad u baahan Aqoon iskuul sare iyo mid luuqada Swedishka ah.

Anna Dahlberg oo ah Tafaftiraha dhanka siyaasada ee Joornalka Expressen ayaa sheegtay in Guusha Xafiiska Shaqada uu yahay Marahabaabin toos ah.

Xafiiska Shaqada Dalka Sweden ayaa saro u qaaday Dadka ku cusub Dalka ee shaqada helay isagoo ka caawinaya Boqolkiiba 80% mushaharka ay ka qaataan shirkada shaqaaleysiisay waxaana hoos u dhacay dadka tirada dadka aanan helin caawintaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here