Home Wararka Maanta Magaalada Falkenberg Wiil 12 sano jir la waysanaa oo Meydkiisa la helay...

Magaalada Falkenberg Wiil 12 sano jir la waysanaa oo Meydkiisa la helay ugu danbey.

0

Maalinta Jimacada aan soo dhaafnay galabkeeda Booliska Magaalada ayaa helay meydka Qof la aaminsanyahay in uu yahay wiil 12 sano jir ah oo la waysanaa.

Wiika ayaa la waayay maalinta Talaadada aan soo dhaafnay markaasi oo isaga iyo Eygiisa ay ka baxeen Guriga lakin Eyga ayaa dib ugu soo laabtay guriga.

Booliska Magaalada ayaa dhanka kale aaminsaneen in wiilka loo geestay dambi la xiriir jir dil

Ku dhawaad 3,000 ku oo qof ayaa si bilaash ah uga qeyb qaatay raadinta wiilkan tan iyo markii la waayay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here