Home Wararka Maanta Barlamaanka Sweden oo Arbacada go.an ka gaaraya in Ulf Kristersson loo codeenayo.

Barlamaanka Sweden oo Arbacada go.an ka gaaraya in Ulf Kristersson loo codeenayo.

0

Barlamaanka Dalka Sweden ayaa 14 November u codeenaya Ulf Kristersson oo isku dayidoona Codeenta Barlamaanka kadib markii afayeenka Barlamaanka uu ku dhawaaqay arintaasi.

Gudoomiyaha hogaamiya xubnaha Xisbiga Kristdemokraterna ee ku jira Barlamaanka Andreas Carlson ayaa shaaca ka qaaday codeenta dhaceysa Arbacada kadib kulan ay la qaateen afayeenka Barlamaanka.

Waxa uu sheegay in Arbacada dhaceyso isagoo meesha ka saaray arimaha la xiriira in Ulf uusan awoodin codeentaaasi.

Dhanka kale Xisbiyada qaarkood ayaa kasoo horjeestay in codkooda siiyaan Ulf Kristersson waxaana kamid ah S, MP, iyo labo kamid ah kuwa ku jira Garabka Alliasen.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here