Home Wararka Maanta Xisbiyada Isbaheystay ee garabka Alliansen oo hogaamindoona Caasimada Götenborg.

Xisbiyada Isbaheystay ee garabka Alliansen oo hogaamindoona Caasimada Götenborg.

0

inkastoo Xisbiga Demokraterna uu kaalinta ugu horeeso ka galay codeento ugu badan caasimada Götenborg isla markna kaalinta labaad ay galeen xisbiga Socaildemokraterna ayaa dhanka kale waxaa Degmadaasi hogaamin kara xisbiyada isbaheystay ee Alliansen.

Garabka Alliansen ayaa bilaabay qorsho cusub kaasi oo ah in uu taageero ka helo xisbiyada kala ah Vänsterpartiet,
Miljöpartiet iyo Feministiskt initiativ.

Gudoomiyaha Xisbiga Moderateka ee Magaalada Götenborg Axel Josefson ayaa sheegay in wali aan leesku raacin heshiis lakin waxaan isku raacnay in aan arintaasi sameeno.

Axel Josefson ayaana noqondoona hogamiyaha Degmada Götenborg hadii heshiiska uu dhaco.

Xisbiga socialdemokraten ayaa ka xanaaqay qorshaha ay bilaabeen afarta xisbi ee ku jira garabka Alliansen.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here