Home Wararka Maanta Ilhaan Omar oo Taariikh ka Sameeneysa Doorashada Mareykanka ka dhaceysa ee (midtermka).

Ilhaan Omar oo Taariikh ka Sameeneysa Doorashada Mareykanka ka dhaceysa ee (midtermka).

0

Dadka Mareykanka ah ayaa dooran doona talaadada maanta ah 435 xubnood oo ka mid noqonaya Aqalka Congress-ka iyo 35 kursi oo ka mida 100 kursi ee senate-ka.

Sidoo kale waxaa la dooran doonaa. gudoomiyayaasha gobollada iyo xafiisyada heer degmo.

435 kaas xubnood waxaa ka mida Ilhan Cumar, oo ah gabar Soomaali Mareykan ah, oo haddii ay guuleysato noqoto qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah ee gala congress-ka.

Hadaba warbixin ku saabsan qaban qaabada doorashada iyo waxa laga fili karo waxaa magaalada Mineapolis inooga soo direy wariyaheena Jacfar Kuukaay.

Xigasho VOA

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here