Home Wararka Maanta Dalka Mareykanka Gabar Somali ah oo u tartameysa Aqalka Kongareeska Dalkaasi Markii...

Dalka Mareykanka Gabar Somali ah oo u tartameysa Aqalka Kongareeska Dalkaasi Markii u horesay.

0

Taariikhda markii ugu horeesay gabar somali ah ayaa u tartameysa Doorashada Aqalka Kongareeska Dalka mareykanka.

Ilhaan Omar ayaa la filayaa in ay u tartanto Gobolka Minnesota iyadoo horay dalkaasi uga gaartay guulo kadib doorashooyin ay ka qeyb gashay.

Xisbiga ay ka tirsantahay ee Dimoqraadiga ayaa wada olole xoogan oo ku aadan sidii ilhaan guul uga gaari laheyd doorashada.

Ilhaan Omar ayaa kamid noqoneysa labo qof oo muslimiin ah kuwaasi oo sanadkaan doorashada Aqalka Kongareeska ka qeyb galaya qofka labaad ayaa kasoo jeeda Dalka Falastiin.

Somaliska USA

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here