Home Wararka Maanta Jimmie Åkesson oo Hadal Layaab ah ka yiri Kulamada uu wado Afayeenka...

Jimmie Åkesson oo Hadal Layaab ah ka yiri Kulamada uu wado Afayeenka Barlamaanka Sweden.

0

Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna oo Fakar ahaan kasoo horjeeda Xisbiyada kale isla markana aan lagu casuumin kulamada uu wado afayeenka Barlamaanka Sweden ayaa ka hadlay Kulamadaasi iyo sida uu u arko.

Jimmie Åkesson ayaa Yiri ” Kuwa Maanta Hadlaya Waa isla dadkii Shalay Wada hadlay iyo Todobo isbuuc kahor”

Waxa uu sheegay in Kulmada uu Wado afayeenka Barlamaanka aysan Waxba ka badaleen Fakarka ay qabaan Lixda Xisbi ee kulamada uu la sameeyay.

Xalka ugu wanaagsan ayuu ku sheegay in Xisbiyada kale ay lasoo xiriiraan isaga iyo in Afayeenka Barlamaanka uu siiyo Fursad uu ku soo sameyn karo Sahmin.

ugu danbeyn ayuu sheegay in Qofna uusan ku qasbidoonin in uu kulan la sameeyo xisbigiisa.

Somaliska Stockolm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here