Home Wararka Maanta Mudo 20 Sano oo laga Joogo Musiibada Dabkii ka dhacay Caasimada Götenborg...

Mudo 20 Sano oo laga Joogo Musiibada Dabkii ka dhacay Caasimada Götenborg sanadkii.

0

Mudo 20 Sano ayaa laga joogaa Dabkii xooganaa ee ka dhacay Caasimada Gotenborg Halkaasi oo dad badan ku dhinteen.

ku dhawaad 63 Qof ayaa ku dhimatay Goob ka socotay Xaflad halkaasi oo Boqolaal kale ay ku dhaawacmeen waxana xiligaasi goobta laga badbaadiyay dad kale.

Sanadkii 1998 bishii October 30-keeda ayay dhacdadaasi ka dhacday xaafada Backaplan oo xaflada ka socotay waxana sanad walbo loo sameeyay xasuus.

dhimashada dadka badan ayaa keentay kadib markii la waayay goob laga baxo madama dad badan goobta ku jireen kuwaasi oo dhalinyaro u badnaa.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here