Home Wararka Maanta Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson oo kulan la leh Afayeenka Barlamaanka Sweden.

Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson oo kulan la leh Afayeenka Barlamaanka Sweden.

0

Wararka laga helayo Xaruunta Barlamaanka ayaa sheegaya in Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson uu kulan la qaadanayo Afayeenka Barlaanka Sweden.

Kulanka ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee Ulf Kristersson la qaato Andreas Norlén tan iyo markii saaka uu Stefan ku dhawaaqay in uu ku fashilmay isku daygiisa dowlada Cusub.

Ulf Kristersson ayaa la filaya in uu ka hadlo arimo la xiriira bilaabida qorshaha ay wataan Xisbiyada si loo hordhigo barlamaanka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here