Home Wararka Maanta Ogeysiis Hal Saac oo dib loo dhigayo Maalinta Axada ee Xiliga Jiilaalka...

Ogeysiis Hal Saac oo dib loo dhigayo Maalinta Axada ee Xiliga Jiilaalka (Vinter)

0

Maalinta Axada ee dhamadka isbuucan ayaa la filayaa in Hal Saac dib loo dhigo Waqtiga Caadiga madama la galayo Xiliga Jiilaanka ee loo yaqaano vinterka.

isbadalka Saacad ayaa sabab u ah Waqtiga Xagaaga oo dhamaaday iyadoo sweden inta badan ay noqoneysa Madow madama uu badanayo waqtiga madowga halka uu yaraanayo waqtiga iftiinka.

Waxaa la filayaa in uu bilowdo Barafka inkastoo meelaha qaar gaar ahaan koonfurta wadanka sweden lagu arkay Barafka iyadoo laga soo saaray digniino culus.

Barafka xoogiisa ayaa la filayaa bishada December bilowgeeda sida ay sheegeyso hay.ada dhanka Cimilada u qaabilsan Wadanka Sweden ee SMHI

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here