Home Wararka Maanta Xisbiga Sverigedemokraterna oo Hogaamindoona Hogaanka Degmada Sölvesborg.

Xisbiga Sverigedemokraterna oo Hogaamindoona Hogaanka Degmada Sölvesborg.

0

Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa hogaamindoona Degmada Sölvesborg isagoo wadajir la ah Xisbiyada kale ee Moderaterna, Kristdemokraterna iyo xisbiga yar ee SOL.

Louise Erixon oo ka tirsan Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa hogamindoona Degmadaasi isagoo matalaya Jimmie Åkesson..

Waa markii ugu horeesay taarkiikhda uu xisbiga hogaanka qabto isagoo wadajir la ah xisbiyada kale sida uu sheegay Anders Sannerstedt oo ka tirsan Jaamacada Lund.

Sölvesborg ayaa ah magaalada uu ku nool yahay Jimmie Åkesson oo ah Hogaamiyaha Xisbiga SD.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here