Home Wararka Maanta Canshuurta Laga Qaado Dadka Waayeelka ( Pensionar ) oo la yareenayo Sanadka...

Canshuurta Laga Qaado Dadka Waayeelka ( Pensionar ) oo la yareenayo Sanadka Danbe.

0

inkastoo wali aysan Muuqan Xisbiga hogaaminaya Dowlada Cusub ee lasoo dhisayo hadana Dowladii hore ayaa ku hoolan lacagta dowlada isticmaaleyso sanadka danbe.

Dowlada ayaa xooga saareysa in la yareeyo canshuurta laga qaado Dadka Waayeelka waxana isku raacsan arintaasi Xisbiyada Alliansen iyo kuwa Dowladii hore.

Barlamaanka Sweden ayaa la filayaa in la hordhigo si Sharcigaasi loo ansixiyo.

Elisabeth Svantesson oo ka tirsan Xisbiga Moderateka ayaa sheegay in ay wanaagsantahay fakarka Dowlada.

Sanadihii u danbeeyay lacagta Canshuurta ee laga qaado Dadka waayeelka ayaa ka badan mida laga qaado Dadka shaqeeya.

bisha November 15 keeda ayaa la filayaa in ay diyaar noqoto Qorshaha cusub ee lacagtaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here