Home News in English Maxkamadeynta Mahad Abiib oo soo dhamaatay isagoo ka hadlay Rajadiisa shari u...

Maxkamadeynta Mahad Abiib oo soo dhamaatay isagoo ka hadlay Rajadiisa shari u soo celinta.

2

Mudo isbuuc ah kadib waxaa lasoo afjaray dhageysiga dacwada Mahad Abiib iyo Hay.ada UNE ee kasoo horjeeda in Mahad dib loogu celiyo Sharciga Dalka norway.

Dacwada oo qaadatay isbuuc ayaa labada dhinac waxay ku soo bandhigeen Cadeymo dheeraad ah lakin Cadeymaha Mahad Abiib waxaa ku jiray Xildhibaan ka tirsan Dowlada somaliya oo marqaati ahaan u yimid goobta.

Go.anka Dacwada ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo dhoor isbuuc kadib iyadoo rajada Mahad Abiib ay hada ka feecantahay sidii hore.

Markii ay soo dhamaatay Dacwada ayuu la hadlay Talafashinka TV2 ee dalka norway isagoo sheegay in xiligan uu rajeynayo ku guuleysiga dacwada.

Wixii ku soo kordha Natiijada Dacwada Lasoco

Somaliska Oslo

AD

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here