Home News in English Imisa Cod ayuu u baahanyahay Stefan Löfven si uu u Noqdo Markale...

Imisa Cod ayuu u baahanyahay Stefan Löfven si uu u Noqdo Markale Raisal Wasaaraha Sweden.

1

Raisal Wasaarihii hore ee Sweden Stefan Löfven ayaa markale helay fursad uu Ku noqon karo Raisal Wasaaraha Sweden kadib la siiyay labo isbuuc oo fursad ah Si Dowlad cusub u soo dhiso taasi oo kalsooni ka heesata Barlamaanka.

Waxaan Halkan ku eegeenaa tirada Codka uu u baahanyahay iyo inta ka maqan.

Xisbiyada ku jira Garabka Rödgröna ayaa heesta ku dhawaad 144 Xubnood oo Barlamaanka waxaana loogu tala galay 175 Cod in uu heesto Qofka noqonaya Raisal wasaaraha Dalka.

stefan si uu u helo Kalsoonida barlmaanka waxaa ka dhiman 31 Cod waxana tiradaasi heesta Xisbiga Centerpartiet kaasi oo kasoo horjeestay taageerada S madama uu kamid yahay Garabka Alliansen.

Xaalada ayaa hada u muuqata mid markale ku soo laabaneysa Afayeenka Barlamaanka Sweden oo wada qorshaha lagu soo dhisayo Dowlada Cusub.

Somaliska Stockholm

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here