Home News in English Maxkamadeynta Mahad Abiib oo Norwey ka bilaabatay iyo Xildhibaan Somali ah oo...

Maxkamadeynta Mahad Abiib oo Norwey ka bilaabatay iyo Xildhibaan Somali ah oo Marqaati Noqonaya.

1

Xaalada Mahad Abiib ayaa u muuqata mid soo hagaageysa kadib markii Maalinta isniinta ay maxkamadeyntiisa dib ugu bilaabatay Caasimada Dalka Norway ee Oslo.

Dacwada Mahad Abiib ayaa la filayaa in ay ka qeyb galaan ilaa 1o marqaati oo kasoo jeeda Dhanka Mahad Abiib iyo 10 kale oo kasoo jeeda Dhanka Hay.ada UNE oo norwey ka socota.

10 Marqaati ee kasoo jeeda Dhanka Mahad Abiib waxaa ku jira Xildhibaan Sakariya Xaaji Abdi oo kamid ah Xildhibaanada Somaliya isagoo goobta Makamada kasoo muuqadoono

Hay,ada UNE ayaa ku doodeysa in Mahad Abiib uu kasoo jeedo Dalka Jabuuti halka Qareenadiisa ay ku doodayaan in uu Somaliya kasoo jeedo isla markana Aabihiis uu kamid ahaa Ciidanka Cirka Somaliya.

Lasoco Wixii ku soo kordha

Somaliska Oslo

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here