Home Wararka Maanta Xisbiga Miljöpartiet iyo Garabka Alliancen oo ku heshiiyay Caasimada Stockholm iyagoo sameestay...

Xisbiga Miljöpartiet iyo Garabka Alliancen oo ku heshiiyay Caasimada Stockholm iyagoo sameestay Brågröna.

0

xisbiyada ayaa shir jaraa.id ku qabtay Caasimada Stockholm iyagoo soo bandhigay isbaheysiga Brågröna ay sameesteen iyo balanqaadka ay fulindoonaan marka ay ku guuleestaan Golaha Deegaanka Stockholm.

Balanqaadka Xisbiyada isku biiray ee ku aadan joojinta.

1 in xisbiga Sverigedemokraterna uusan ku lug yeelan Arimaha Caasimada Stockholm.

2 joojinta qorshaha horay u socday ee hirgelinta Nobelcenter.

3 dukaanka shirkadda Apple,

4 Östlig förbindelse” iyo ciyaaraha olombigada 2026.

Xisbiga Miljöpartiet ayaa isbaheysi la ahaa Socialdemokraterna, Vänsterpartiet iyo Feministiskt initiativ kahor doorashada Sweden iyagoo gacanta ku hayay Maamulka Caasimada Stockholm.

Hogaamiyaha Xisbiga (L) Lotta Edholm ayaa sheegtay in ay ku faraxsantahay xulafada blågröna iyadoo meesha ka saareysa siyaasada garabyada kala duwan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here