Home Wararka Maanta War Hada Ah Xisbiga Liberalerna oo kasoo Horjeestay Qorshaha Xisbiga Moderateka uu...

War Hada Ah Xisbiga Liberalerna oo kasoo Horjeestay Qorshaha Xisbiga Moderateka uu soo bandhigay.

0

Xisbiga Liberalern ayaa kasoo horjeestay Qorshe uu soo bandhigay Xisbiga Moderate oo ahaa Dowlad noqoneysa 3-2-1 isagoo intaasi ku daray in uusan aaminsaneen Dowlad ka kooban M+KD.

Hogaamiyaha Xisbiga Liberalerna Jan Björklund ayaa warkaasi ku qoray Bogiisa Dooda ee Joornalka Aftonpladet dhanka kale Xisbiga Centerka ayaa kasoo horjeestay sida uu shaaciyay Joornalka DN.

Labada Xisbi ayaa Qabanaya Shir jaraa.id goor dhow oo Galabta ah waxaana ay ka hadlidoonaan fakarkooda ku aadan Qorshaha Xisbiga Moderateka.

Lasoco Wixii ku soo kordhka Shirka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here