Home News in English Waa kuma Xisbiga ugu Ajaanibta Badan Xubnaha Barlamaanka Sweden ee Sanadkan.

Waa kuma Xisbiga ugu Ajaanibta Badan Xubnaha Barlamaanka Sweden ee Sanadkan.

0

Tiro Ahaan Ajaanibta ku jirta Barlamaanka Dalka Sweden ayaa aad u yar marka la fiirsho tirada Xildhibaanada ku jira Barlamaanka ee ku jirtta ee asal ahaan kasoo jeeda Sweden.

Baarintaan uu sameeyay Laanta Wararka Ekot ayaa lagu soo bandhigay Xisbiga ugu badan ee Barlamaanka ku heesta Ajaanibta ugu badan.

Xisbiga ugu badan ee Barlamaanka ku heesta Xubnaha ajaanibta ayaa lagu sheegay Xisbiga Vänsterpartiet kaasi oo heesta 32 xubnood oo asalkooda kasoo jeeda dalka dibadiisa.

xisbiga Liberalerna ayaa kaalinta labaad ku jira waxana uu heesta boqolkiiba 20 xubnaha barlamaanka halka kaalinta sadaxaad uu ku jira xisbiga Sverigedemokraterna kaasi oo heesta 3 xubnood.

Xughaya xisbiga Vänsterpartiet Aron Etzler, ayaa sheegay in ay soo dhaweenayaan isla markana ku faraxsanyihiin Ajaanibta.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here