Home News in English Dowlada Norway oo Miisaaniyada ku dartay Lacag loogu tala galay Qaxootiga Sanadkan...

Dowlada Norway oo Miisaaniyada ku dartay Lacag loogu tala galay Qaxootiga Sanadkan ay soo qaadaneyso.

0

Dowlada Norway ayaa adkeysay Sharciyada Dalkeeda tan iyo Sanadkii 2015 oo qaxooti badan soo galeen qaarada Yurub.

Xaalada Qaxootiga ayaana sii xumaaday kadib markii uu hogaanka dalkaasi ku guuleestay xisbi kasoo horjeeda qaxooti badan ee dalka.

arintaasi ayaa keentay in qaxootiga dalka imaan jiray ay hoos ugu dhacdo tirada caadiga aheyn ee dalkaasi iska dhiibi jiray sanadihii hore.

Norway ayaa hada wax badan ka badashay hanaaanka qaxootiga waxana kamid ah in ay kordhiso tirada qaxootiga oo sanadkii hore aheyd 2,120 kun oo qaxooti ah halka hada ay ka dhigtay 3,000 kun oo qaxooti ah.

Wasiirka Maaliyada Norway ayaa soo bandhigtay miisaaniyada Sanadka danbe loogu tala galay qaxootiga norway kasoo qaadaneyso dalalka caalamka taasi oo dhawaan la marinayo Barlamaanka Dalka dhanka kale xisbiga Venstre party ayaa ku faanay in uu isaga ka danbeeyay kordhinta tirada qaxootiga ee dalkasi soo qaadanayo.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here