Home Wararka Maanta Dad Badan oo ka Wal walsan Sharciga Cusub ee lagu Caawinayo Dadka...

Dad Badan oo ka Wal walsan Sharciga Cusub ee lagu Caawinayo Dadka aan Lixaadka laheyn (LSS).

0

Dowada Dalka Sweden ayaa wada qorsho sharci cusub loogu soo kordhinayo Dadka aan lixaadka laheyn oo cawin ka hela dowlada.

Sharciga LSS ayaa ah sharci dhigaya in Qofka Lixaadka Laheyn ee (funktionsnedsättningar) uu xaq u leeyahay in uu Dowlada ka helo Caawin.

Shirkado badan oo ka dhisan dalka isla markana ka shaqeeya arintaasi ayaa xaday qaabka dadka loo caawiyo waxana Dowlada ay wadaa qorsho lagu baarayo sida loo badali karo sharciga.

Dowlada ayaa wada Sharciyo cusub oo qaarkood lasoo bandhigay waxana kamid ah in Caruurta lixaadka aan heysan si qasab ah guriga looga wado iyadoo waalidka ay caruurtooda ka helayaan caawin yar marka la fiirsho xanaanada waalidka ee caruurta u sameeyaan.

ku dhawaad 18 urur oo u shaqeeya caruurta aan lixaadka laheyn ayaa qoraalkaasi ku qoray joornaalka Svenska Dagbladet.

Gunilla Malmborg oo baaritaanka wax ka sameesay ayaa sheegtay in wax wal wal ah uusan ku jiran sharciga cusub isla markana LSS uu ka dhigayo mid feecan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here