Home Wararka Maanta Gotenberg Maxkamad 14 Sano ku xukuntay nin toorey ku dilay Nin kale.

Gotenberg Maxkamad 14 Sano ku xukuntay nin toorey ku dilay Nin kale.

0

Maalmo kahor sanadka cusub Bartamaha Caasimada Gotenburg Waxaa lagu dhaawacay Qof kaasi oo toorey lagu dhaawacay.

Dhaawaca kadib ayuu ninkaasi u dhintay weerarka loo geestay waxana ninkaasi uu kasoo tagay dalka Australia maalmo kahor inta aan loo geesan weerarka.

Maxkamad ku taalla Galbeedka Sweden ayaa xukun ka gaartay 25 sano jir ka danbeeyay weerarka kaasi oo lagu xukumay xukun la xiriira in uu geestay dil.

Makamada Gobolka ayaana ku xukuntay ninkaasi 14 sano oo xarig ah iyo lacag magdhow ah oo uu siinayo ehelada qofka la dilay.

ninka la xukumay ayaa diiday in uu ka danbeeyay dilkaasi isagoo ka aamusay xukunka laga gaaray.

Lacagta lagu xukumay in uu u bixiyo magdhow ahaan ayaa lagu sheegay 240,000 SEK.

Somaliska Stockhom

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here