Home Wararka Maanta Norway oo kordhisay Tirada Qaxootiga ay Qaadaneyso Sanadka Danbe oo la ansixiyay.

Norway oo kordhisay Tirada Qaxootiga ay Qaadaneyso Sanadka Danbe oo la ansixiyay.

0

Dowlada Norway ayaa soo bandhigtay tirada Qaxootiga ay soo qaadaneyso sanadka danbe gaar ahaan qoondada ay kasoo qaadaneyso Caalamka.

Tirada Qaxootia qaadaneyso ayay sanadkan saro u qaaday waxana ay gaarsiisay ilaa 3,000. kun oo qaxooti ah halka sanadkan ay soo qaadatay  2 120 kun oo qaxooti ah.

Sanadkii hore Dowlada ayaa soo jeedisay sharci dhigaya in lasoo qaato qaxooti gaaraya 1120 kun oo qaxooti ah waxana gaaray labada xisbig ee Høyre iyo Fremskrittspartiet lakin wada hadal dheer kadib ayaa leesku raacay saro loo qaado.

Dowlada Norway ayaa kasoo horjeeda qaxootiga tirada badan ee dalkeeda imaada inkastoo sanadihii u danbeeyay aysan qaxooti badan gaarin dalkaasi.

Somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here