Home Wararka Maanta Uppsala Iskuul Waxbarasho oo lagu gubay Halkaasi habeenki xalay.

Uppsala Iskuul Waxbarasho oo lagu gubay Halkaasi habeenki xalay.

0

Xalay saqdii dhexe ayaa iskuul waxbarsho waxaa lagu gubay Magaalada Uppsala gaar ahaan nawaaxiga Gottsunda.

kooxaha dab damiska oo gaaray goobta ayaa isku dayay in ay damiyaan dabka inkastoo qeyb kamid ah iskuulka uu goor hore gobtay.

Mathias Häglund.oo ka tirsan qeybta dab damiska ayaa warbaahinta u sheegay in dabka uu halis ugu jiro in uu gubo guud ahaan iskuulka.

Booliska oo goobta gaaray xalay saqdii dhexe ayaa goobta ku xiray labo gabdhood oo looga shakisan yahay in ay ka danbeeyeen dabkaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here